115

Property ID

2

Bedrooms

2

Bathrooms

Description

Listing ID: 115

Type:  Sell

Property type: House

Address: Somalia, Nugaal, Garowe, Waberi–u dhaw Masjidka Alquba

Price: $ 32, 000 Sale

Description:  # Houses for sell (Guryo iib ah) #

Guryahaan waa laba guri oo kala madaxbanaan, isla markaana kaabiga isku hayaa; midkasta uu ka koobanyahay 2 qol, suuli iyo jiko. Badka cabirkoodana waa 20x30m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada waaberi gaar ahaan waxa uu aad ugu dhawyahay Masjika Alquba . waxaana hor marta waddo weyn. Qiimaha lagu doonaya guryahaan iibka ah waa: $32,000. Hadaba wixii macluumaad ah oo ku saabsan Guryahaan iibka ah waxaad kala soo xariiri kartaan telefonada ama ciwaanada hoos ku qoran.

Tel:  0907414141, / 0907727537/, 0907610288

Email: info.onehubshop@gmail.com

 

Website: Onehubshop.com

Head Quarter- Garowe Puntland, Somalia

Address

Address: Somalia, Nugaal, Garowe, Waberi–u dhaw Masjidka Alquba
  • Country: Somalia, Somali Republic
Open on Google Maps
  • Property ID 115
  • Price 115$
  • Property Type Guri iib
  • Rooms 2
  • Bedrooms 2
  • Bathrooms 2

Contact

Ratings & Reviews

0 0 Reviews
  • 5 0 %
  • 4 0 %
  • 3 0 %
  • 2 0 %
  • 1 0 %

0 Reviews