For Sale

3431

Property ID

2

Bedrooms

2

Bathrooms

Description

DABAQA HOOSE
Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano. Biyaanada hoose wuxuu leeyahay qol jiif ah, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando iyo jardiin. Waxaa dheeraad ah 2 qol iyo masqul (service)-ka ah oo loogu talagalay shaqaalaha guriga ka adeegaya.

DABAQA KORE
Biyaanada kore wuxuu leeyahay master room leh musqul iyo 2 qol jiif iyo musqul qol walba balakoon goni ah ayuu lee yahay. Guud ahaa dabaqa cabirkiisu biyaanada kore iyo midda hoose waa (15*20) oo u dhigantan 300 mitir square
Muraabaxa (Installment)
4 Sano
30% Hormaris
Property Features
2 Jardiin 6X5
2 qol Service 4X2.5
Barando 10X2.5
Garaash 2 gaari
Kushiin 4X4
Qol Fadhi 7X6
Qolka Cuntada 4.3X3.5

Call +252 611 002244

Address

Address: Mogadishu, Banaadir, Somalia
  • Country: Somalia, Somali Republic
Open on Google Maps
  • Property ID 3431
  • Price 154,580$
  • Property Type Guri iib
  • Rooms 2
  • Bedrooms 2
  • Bathrooms 2

Contact

Ratings & Reviews

0 0 Reviews
  • 5 0 %
  • 4 0 %
  • 3 0 %
  • 2 0 %
  • 1 0 %

0 Reviews