Search Property

9 months ago

Goobta: Degmada Wabari, Via Laberia Qiimaha: $400 Waa guri ka kooban 5 qol labo musqul jiko iyo baakin gaari ah oo kuwa raaxada ah. Naga soo wac: 0615926648/0623337778 E-mail:- goosaar2014@gmail.com

9 months ago

Goobta: Degmada Wadajir, Buulo xubey Qiimaha: $550 Gurigan waa guri dabaq ah qeybta kore waxa ka dhisan 5 qol 2 musqul iyo balakoon, barxad, qeybta hoose waxa ka dhisan 4 qol 3 musqul jiko iyo baakin hal gaari ah. Naga soo wac:0615926648/0623337778 E-mail:- goosaar2014@gmail.com

5
2

Guri kiro ah

4,000$
9 months ago

Guri Kiro ah. oo aad U quruxbdan . Waxa Uu ku yaalaa Degmada Hodan, km5 Zobe. waxa uu ka kooban yahay:- 10-Qol ,qol waliba waxa uu leeyahay suuli u gaar ah. 2-service room 1-Howl wayn oo ugu yaraan 50 qof lagu qaabil karo parking uga yaraan 6 Gaari iyo ka badan Qiimaha waa: 4000 dollar…

2
1
9 months ago

Waa Guri dabaq cusub, waxaa ka banaan labo Apartments, waxay Apartments walba ka kooban tahay 4 Qol, 3 Musqul iyo Kushiin. Wuxuu Gurigu leeyahay Parking weyn iyo Barxad lagu nasto. Qiimaha kirada bishii waa $800. Faah faahinta, Kala soo xariir shirkada Kirosom Real Estate Solutions oo kuu hayso Guryo iyo Ganacsiyo Kiro ah. Nagala soo…

4
3

GURI IIB AH

150,000$
9 months ago

Shirkada Goosaar property waxa ay macamiisheeda u heesa guri iib ah leh dhismo cusub. Goobta: Muqdisho, Wadajir, Buulo xubey Cabirka: 13x13M2 Qiimaha: $150,000 Naga soo wac : 0615926648/0623337778 E-mail:- goosaar2014@gmail.com