Search Property

9 months ago

Listing ID: 115 Type:  Sell Property type: House Address: Somalia, Nugaal, Garowe, Waberi–u dhaw Masjidka Alquba Price: $ 32, 000 Sale Description:  # Houses for sell (Guryo iib ah) # Guryahaan waa laba guri oo kala madaxbanaan, isla markaana kaabiga isku hayaa; midkasta uu ka koobanyahay 2 qol, suuli iyo jiko. Badka cabirkoodana waa 20x30m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada waaberi gaar ahaan waxa…

2
2
9 months ago

VILLO  CUSUB OO IIB AH -GAROWE Listing ID:  109 Type:  Sell Property type: House Address: Somalia-Garowe- 1 August- Aaga Hay’ada Sahan Price: $ 45,000 Sale Description:  # House for sell ( Villo  iib ah )# Gurigan waa villo cusub oo iib ah haddana gacanta laga jaray. wuxuuna ka koobanyahay 3 qol, 2 suuli, Fadhi,  Jiko , Barando iyoBbaraag. Badka cabirkiisu waa 10x20m. Wuxuuna kuyaalaa…

3
2

For Sale

154,580$
9 months ago

DABAQA HOOSE Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano. Biyaanada hoose wuxuu leeyahay qol jiif ah, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando iyo jardiin. Waxaa dheeraad ah 2 qol iyo masqul (service)-ka ah oo loogu talagalay shaqaalaha guriga ka adeegaya. DABAQA KORE Biyaanada kore wuxuu leeyahay…

2
2

Guri iiba

41,000$
9 months ago

Waa villa kakooban 6qol 3musqul barando barxad barkin noqota Madaboolna gurigu waxaa kudhaw laamiga waxarcade iskulka Dayax SOSna kuuma dheera faahfaahin taa nmrkan kalaxariir

6
3

Guriga iibka

132,000$
9 months ago

Waa Guri cusub oo dhismihii dambe ah, wuxuu ku yaalaa deegaanka Weydow dhanka Degmada Hodan. waxaa ka dhisan 6 Qol, 3 Musqul, kushiin iyo parking weyn. Cabirka Guriga waa 20x20M2. Qiimaha waa $132,000 iyo heshiis. Wixii faah faahin dheeri ahna, Kala soo xiriir Kirosom Real Estate Solutions Telephone: 0612 922 241 / 0612 922 242

6
3