GURI.SO waa shabakad kuu sahleysa in aad hesho wax kasta oo la xidhiidha tukaamaysiga, waa hab casri ah oo si fudud adigoo gurigaaga jooga uga dalban kartid internetka gudihiisa. Adeegayadda Guri.so kuula diyaarka tahay waxaa kamid ah Iibinta/kiraynta Guryaha, Iibinta iyo Kiraynta Baabuurta, Kiraynta Hotel, sidoo kale Guri.so waxay kuu fududaynaysaa helista maqaaxi cunto macaan oo ku cajaa’ib gelisa, helida xarumaha socodaalka (Travel agencies), iyo Tukaamaysi kale oo aad nugu jecelaan doontid.
GURI.SO waxaa uu muhiim u yahay qurbo-joogta dalka dib ugusoo noqonaaya iyo dalxiisa yaasha dalka ugu imanaaya dalxiiska iyo cid kasta oo rabta adeeg hufan oo farxad geliya.
GURI.So waxaad ka dalban kartaa APP-ka Guri.so, ama iska soo booqo barta ciwaankayga www.guri.so
Mahadsanid

About Guri.so
GURI.SO is a online web easier to get everything related to the shopping, this web is modern and easy to apply at home by Internet, more services are available Guri.so such as selling and renting an Houses, selling and renting cars, Renting Hotels as well as Guri.so makes it easy to find amazing restaurants, finding travel agencies, and other shopping.
GURI.SO is important for the returning Diasporas and tourists coming to the country and for anyone who wants a decent service that makes them happy.
You can order the APP at Guri.so or you can register by visiting at www.guri.so
Register NOW

Thank you

Compare

Main Menu