9 months ago

Listing ID: 115 Type:  Sell Property type: House Address: Somalia, Nugaal, Garowe, Waberi–u dhaw Masjidka Alquba Price: $ 32, 000 Sale Description:  # Houses for sell (Guryo iib ah) # Guryahaan waa laba guri oo kala madaxbanaan, isla markaana kaabiga isku hayaa; midkasta uu ka koobanyahay 2 qol, suuli iyo jiko. Badka cabirkoodana waa 20x30m. Wuxuuna kuyaalaa xaafada waaberi gaar ahaan waxa…

2
2
9 months ago

VILLO  CUSUB OO IIB AH -GAROWE Listing ID:  109 Type:  Sell Property type: House Address: Somalia-Garowe- 1 August- Aaga Hay’ada Sahan Price: $ 45,000 Sale Description:  # House for sell ( Villo  iib ah )# Gurigan waa villo cusub oo iib ah haddana gacanta laga jaray. wuxuuna ka koobanyahay 3 qol, 2 suuli, Fadhi,  Jiko , Barando iyoBbaraag. Badka cabirkiisu waa 10x20m. Wuxuuna kuyaalaa…

3
2

Guri kiro ah

4,000$
9 months ago

Guri Kiro ah. oo aad U quruxbdan . Waxa Uu ku yaalaa Degmada Hodan, km5 Zobe. waxa uu ka kooban yahay:- 10-Qol ,qol waliba waxa uu leeyahay suuli u gaar ah. 2-service room 1-Howl wayn oo ugu yaraan 50 qof lagu qaabil karo parking uga yaraan 6 Gaari iyo ka badan Qiimaha waa: 4000 dollar…

2
1

For Sale

154,580$
9 months ago

DABAQA HOOSE Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano. Biyaanada hoose wuxuu leeyahay qol jiif ah, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando iyo jardiin. Waxaa dheeraad ah 2 qol iyo masqul (service)-ka ah oo loogu talagalay shaqaalaha guriga ka adeegaya. DABAQA KORE Biyaanada kore wuxuu leeyahay…

2
2

Guri iiba

41,000$
9 months ago

Waa villa kakooban 6qol 3musqul barando barxad barkin noqota Madaboolna gurigu waxaa kudhaw laamiga waxarcade iskulka Dayax SOSna kuuma dheera faahfaahin taa nmrkan kalaxariir

6
3

Guriga iibka

132,000$
9 months ago

Waa Guri cusub oo dhismihii dambe ah, wuxuu ku yaalaa deegaanka Weydow dhanka Degmada Hodan. waxaa ka dhisan 6 Qol, 3 Musqul, kushiin iyo parking weyn. Cabirka Guriga waa 20x20M2. Qiimaha waa $132,000 iyo heshiis. Wixii faah faahin dheeri ahna, Kala soo xiriir Kirosom Real Estate Solutions Telephone: 0612 922 241 / 0612 922 242

6
3
9 months ago

Waa Guri dabaq cusub, waxaa ka banaan labo Apartments, waxay Apartments walba ka kooban tahay 4 Qol, 3 Musqul iyo Kushiin. Wuxuu Gurigu leeyahay Parking weyn iyo Barxad lagu nasto. Qiimaha kirada bishii waa $800. Faah faahinta, Kala soo xariir shirkada Kirosom Real Estate Solutions oo kuu hayso Guryo iyo Ganacsiyo Kiro ah. Nagala soo…

4
3

GURI IIB AH

150,000$
9 months ago

Shirkada Goosaar property waxa ay macamiisheeda u heesa guri iib ah leh dhismo cusub. Goobta: Muqdisho, Wadajir, Buulo xubey Cabirka: 13x13M2 Qiimaha: $150,000 Naga soo wac : 0615926648/0623337778 E-mail:- goosaar2014@gmail.com

Guri IIB ah

6,500$
9 months ago

Waa Guri deegaan ah oo ka kooban 5 Qol, 2 Musqul, Kushiin iyo Parking Baabuur, kuna yaala Xaafada Suuqa Ceel-dheere, Degmada Dharkeynley. Waa Guri leh Documents saxan. Cabirka Guriga waa 10x20m2. Qiimahana waa $65,000 iyo Heshiis. #Tel: 0612 922 242 / 0612 922 241 Info@Kirosom.com / www.kirosom.com  

5
2
9 months ago

hirkada Goosaar Property waxa ay macamiisheeda u heesa guri kiro ah. Goobta: Wadajir, Buulo xubey Gurigan waa guri dabaq ah qeybta hoose 4 qol, labo musqul, jiko, qeybta kore waxba kama dhismo waa dhul banaan oo shub ah. Naga soo wac:0615926648/0623337778 E-mail:- goosaar2014@gmail.com

4
2
9 months ago

Goobta: Degmada Wadajir, Buulo xubey Qiimaha: $550 Gurigan waa guri dabaq ah qeybta kore waxa ka dhisan 5 qol 2 musqul iyo balakoon, barxad, qeybta hoose waxa ka dhisan 4 qol 3 musqul jiko iyo baakin hal gaari ah. Naga soo wac:0615926648/0623337778 E-mail:- goosaar2014@gmail.com

5
2
1 2 3

Compare

Main Menu